Hiraal

Hiraal waa barnaamij toddobaadle ah oo lagu falanqeeyo masiirka, siyaasadda, iyo nolosha bulshada Soomaaliyeed. Waxaan si qoto dheer u eegnaa isbeddellada waaweyn ee dalka ka socda, annagoo isku xirayna caqliga waayeelka iyo hiraalka jiilka cusub. Haddii aad rabto inaad fahamto "maxaa dhacaya?" iyo "maxaa na sugaya?", kani waa fadhigaaga.

About

More From The Kulan Network