Barbaarta

Dawan Media

Barbaarta is the podcast that takes you behind the screens of social media's biggest names. Hosted by Bakar Osman, the show sits down with the influencers, creators, and digital personalities - especially the young voices - who are shaping culture, shifting conversations, and building audiences from the ground up. Each episode goes beyond the highlight reel. Bakar pulls back the curtain on what life actually looks like for the people behind the posts: how they got started, what fame really costs, the pressure of being constantly online, the wins, the burnout, and the stories their followers never get to see. From rising stars to household names, Barbaarta is where the youth of social media speak openly - about their journeys, their struggles, their ambitions, and the realities of building a life in front of a camera. New conversations. Real stories. Unfiltered.

Episodes

  1. 19h ago

    Barbaarta Podcast S1EP3: Farshaxanka Soomaaliya, & Sida Xirfad Looga Dhigo Shaqo | Abdinasir (4C)

    Barbaarta Podcast waxaa marti ku ah Abdinasir Abdikadir (4C), oo ah farshaxaniiste Soomaaliyeed. Wareysigan wuxuu kaga hadlayaa safarkiisa farshaxanka, sidii uu ku bilaabay, caqabadihii uu la kulmay iyo sida uu ugu beddelay hibadiisa shaqo iyo xirfad mid uu dhaqaale ka sameeyo.4C wuxuu sidoo kale ka warramayaa sida uu ku helay qalabkii ugu horreeyay ee farshaxanka, dadkii garab istaagay, sida uu kalsoonida bulshada u kasbaday iyo kaalinta baraha bulshada, gaar ahaan TikTok, ay ka qaateen kobaca shaqadiisa.Wareysiga waxaa si qoto dheer loogu falanqeynayaa xaaladda farshaxanka Soomaaliya, fahamka ay bulshada iyo ganacsatadu ka haystaan, fursadaha dhaqaale ee ku jira, iyo farqiga u dhexeeya farshaxanka Soomaaliya iyo dalal uu booqday sida Kenya iyo Talyaaniga.📌 Qodobada ugu Muhiimsan ee Wareysiga:• Sida farshaxanka dhaqaale looga sameeyo• Caqabadaha farshaxan-yahannada Soomaaliyeed• Fahamka ganacsatada ee farshaxanka• Sida loo dhiso kalsoonida macaamiisha• Safarkiisa Kenya iyo Talyaaniga• Paint & Coffee Night iyo Raadadka Fanka• Shaqo la’aanta dhalinyarada Soomaaliyeed• Talooyin uu siinayo dhalinyarada jecel farshaxanka• Saddexda arrimood ee muhiimka u ah qofka farshaxan-yahanka ah🔔 Haddii aad ka heshid barnaamijkan, fadlan SUBSCRIBE dheh, LIKE-na saar, si aad u heshid wareysiyada dambe ee muhiimka ah!#BarbaartaPodcast #DawanMedia #4C #AbdinasirAbdikadir #Farshaxanka #Somalia #SomaliArt#XasanSheekh #MiisaanPodcast  #Soomaaliya #Mogadishu #SiyaasaddaSoomaaliya #Doorashooyinka #Dastuurka Time Code: 00:00 Hordhac01:39 Waa kuma 4C?03:26 Heerkiisa waxbarashada04:52 Bilowgiisa farshaxanka08:59 Goormee ayay farshaxannimadu u noqotay shaqadiisa?11:12 Yaa ka caawiyay qalabkii uu farshaxanka ku bilaabay?16:18 Helitaanka qalabka farshaxanka ee Soomaaliya17:10 Shaqadiisii ugu horreysay yuu la qabtay?28:14 Qeybaha loo qeybiyo shaqada farshaxanka30:09 Caqabadihii uu kala kulmay farshaxanka36:19 Sidee ayuu u dhisay kalsoonida ay dadku ku qabaan?39:04 Sidee ayuu TikTok uga caawiyay shaqadiisa?40:02 Sidee farshaxanka loogu gudbiyaa aflaanta iyo muusigga?43:04 Sida qof loo sawiro isaga oo ku hor fadhiya44:36 Shaqadiisa gobollada dalka45:09 Gurigii uu ka dhigay muuqaal militari49:55 Sidee ayuu bulshada ugu muujiyay in farshaxanku yahay shaqo dhab ah?53:39 Farshaxankii abaalmarinta ugu guuleystay58:27 Safarkiisa Kenya1:00:53 Farqiga u dhexeeya farshaxanka Kenya iyo kan Soomaaliya1:01:53 Fikradihii uu Kenya kala soo noqday1:02:44 Sida uu u sameeyay Paint & Coffee Night1:05:16 Ujeeddada uu u sameeyay Raadka Fanka1:07:58 Muhiimadda ay leedahay in qofku ka shaqeeyo waxa uu jecel yahay1:10:38 Sheekadii surwaalkii ka halaabay ee uu xaflad ku tagay1:11:40 Sidee farshaxanka dhaqaale looga sameeyaa?1:15:00 Fahamka ganacsatada ee farshaxanka1:18:20 Safarkiisa Talyaaniga1:21:35 Farshaxankiisa oo laga aqoonsaday meel ka baxsan Soomaaliya1:22:39 Muxuu ka bartay Talyaaniga?1:24:53 Ku soo noqoshada dalka iyo tahriibka1:30:27 Afrika xirfadaha ma dishaa?1:35:27 Dareenkiisa ku aaddan inuu Soomaaliya ku matalo farshaxan1:36:43 Maxaa ku dhiirrigeliya shaqadiisa?1:38:36 Magaalooyinka Soomaaliya ee dadkoodu fahamka fiican ka haystaan farshaxanka1:41:19 Caqabadaha shaqo la’aanta dhalinyarada1:45:08 Saddexda arrimood ee ugu muhiimsan qofka farshaxan-yahanka ah1:47:51 Talo uu siinayo qofka jecel farshaxanka1:50:10 Muxuu kula talin lahaa 4C-gii yaraa ee sannado ka hor?1:54:44 Dhiirrigelinta dhalinyarada jecel farshaxanka2:07:26 Gabagabo 📍 Subscribe:    / @dawan_tv💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!https://www.dawan.so/https://www.dawan.africahttps://www.bawaba.africa

    Barbaarta Podcast S1EP3: Farshaxanka Soomaaliya, & Sida Xirfad Looga Dhigo Shaqo | Abdinasir (4C)
  2. May 24

    S1 E2: Madaxweynaha TikTok, Caannimada, Waxbarashada & Caqabadaha Social Media

    Bilaal Bulshaawi sidee ayuu uga soo baxay nolol ardaynimo ilaa inuu noqdo mid ka mid ah dhalinyarada ugu saameynta badan TikTok-ga Soomaalida? Qeybtaan Barbaarta Podcast, waxaan ku wareysaneynaa Bilaal Bulshaawi, oo si faahfaahsan uga hadlay bilowgiisii TikTok, noloshiisii ka hor caannimada, sida uu ugu caan baxay muuqaallada ardayda iyo uniform-ka iskuulka, fikirkiisa ku saabsan waxbarashada Soomaaliya, muhiimadda xirfadaha, caqabadaha caannimada, iyo xiriirka dhalinyarada social media-ga la leh dowladda iyo bulshada. Wareysigan wuxuu sidoo kale iftiiminayaa su’aalo muhiim ah oo dhalinyaro badan is weydiinayaan: Sidee Bilaal Bulshaawi ku bilaabay TikTok?Maxaa ka dambeeyay naaneyska “Madaxweynaha TikTok”?Sidee ayuu u arkaa waxbarashada Soomaaliya?Shahaado keliya ma ku filan tahay dhalinyarada?Maxay yihiin caqabadaha caannimada?Social media lacag ma laga sameyn karaa?Maxay tahay fariintiisa dhalinyarada TikTok-ga ku jirta? Daawo wareysiga oo dhan si aad u fahanto safarka Bilaal Bulshaawi, fekerkiisa, caqabadihii uu soo maray iyo taladiisa ku socota dhalinyarada Soomaaliyeed. Timecodes 00:00 Hordhac iyo muuqaalka ugu xiisaha badan01:08 Barbaarta Podcast iyo soo dhaweynta Bilaal Bulshaawi01:32 Bilaal: qofkee yahay?02:11 Nolosha Bilaal ka hor TikTok03:13 Sidee ayuu TikTok ku bilaabay?04:17 Sababta uu social media u doortay05:38 Iskuulkii hore iyo bilowgii kooxda TikTok06:20 Dhiirrigelintii maamulka iskuulka07:25 Sida uu ula falgalo dhalinyarada iyo bulshada08:33 Sababta uu muuqaallada ugu sameyn jiray uniform-ka iskuulka10:55 Falcelintii bulshada iyo magaca “Ciyaal Iskuul”12:34 Fikirkiisa ku saabsan waxbarashada Soomaaliya13:41 Shahaado, xirfad iyo shaqo la’aanta dhalinyarada15:46 “Shahaado adduunyada wax kama tarto” – muxuu ula jeedaa?16:57 Caqabadaha uu kala kulmay caannimada17:52 Maalintii ugu adkeyd noloshiisa18:35 Halis uu galay xilli uu gargaar gaarsiinayay dad abaartu saameysay20:40 Weerar iyo dhaawac uu la kulmay21:44 Naaneyska “Madaxweynaha TikTok”22:28 Shaqada Madaxweynaha TikTok maxay tahay?23:35 Muddo xileedka Madaxweynaha TikTok24:45 Xukuumadda TikTok iyo mucaaradka uu magacaabay25:56 Xiriirka Bilaal iyo dowladda27:15 Somaliland, xariggiisii iyo mowqifkiisa29:50 Xayeysiinta social media iyo ololihii miisaanka dhimista31:11 Qaabka uu u sameeyay miisaan dhimista33:51 TikTok iyo waxyaabaha xun ee lagu faafiyo35:28 Sida uu si hoose uga shaqeeyo la dagaallanka dhaqan xumada online-ka36:34 Hamigiisa mustaqbalka iyo rajada madaxweyne Soomaaliyeed37:25 Social media lacag ma laga sameyn karaa?38:33 Fariinta Bilaal ee dhalinyarada TikTok-ga ku jirta39:29 Gabagabo #barbaarta #Dawan #madaxweyne #Tiktiok #Somalia #Social #BilaaBulshaawi 🔔 HA SEEGIN XALQADAHA SOO SOCDA Riix SUBSCRIBE oo daar  ogeysiiska (🔔) si aad ugu horrayso markaansoo bandhigno martida xigta — siyaasiyiin, falanqeeyayaal, iyo  siyaasadda Soomaaliya. 📍 Subscribe:    / @dawan_tv💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!https://www.dawan.so/https://www.dawan.africahttps://www.bawaba.africa ━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━ 📲 NALA SOO XIRIIR 🌐  Website:    https://dawan.so/📘  Facebook:   /DawanTV🐦  X/Twitter:  @DawanTV📸  Instagram:  @DawanTV🎵  TikTok:     @DawanTV

    S1 E2: Madaxweynaha TikTok, Caannimada, Waxbarashada & Caqabadaha Social Media

About

Barbaarta is the podcast that takes you behind the screens of social media's biggest names. Hosted by Bakar Osman, the show sits down with the influencers, creators, and digital personalities - especially the young voices - who are shaping culture, shifting conversations, and building audiences from the ground up. Each episode goes beyond the highlight reel. Bakar pulls back the curtain on what life actually looks like for the people behind the posts: how they got started, what fame really costs, the pressure of being constantly online, the wins, the burnout, and the stories their followers never get to see. From rising stars to household names, Barbaarta is where the youth of social media speak openly - about their journeys, their struggles, their ambitions, and the realities of building a life in front of a camera. New conversations. Real stories. Unfiltered.