Politiko 360

Dawan Media

Politiko 360 is a weekly political podcast produced by Dawan Media that brings rigorous, accessible analysis of Somali politics, governance, and state formation to audiences at home and across the diaspora. The show bridges legal and institutional expertise with frontline political experience, connecting current events to enduring principles of governance - delivered in both Somali and English. Each week, two of Somalia’s most respected public voices dissect the political landscape with the depth, candour, and context that mainstream coverage rarely provides.

Episodes

  1. Oct 21

    S1E6 Politiko 360 | "Talada dhexda dhig iyo ma dhigayo" – doodda toddobaadkan.

    Toddobaadkan Politiko 360 waxaan ku falanqaynaynaa muranka doorashooyinka Soomaaliya: jadwalka doorashada ee guddiga, khudbadda Madaxweynaha ee ahayd "talo dhexda la soo dhigaayo ma jirto," iyo digniinaha mucaaradka ee ku saabsan doorasho barbar socota (parallel process) oo dalka u horseedi karta laba madaxweyne iyo laba baarlamaan. Barnaamijka waxaa wada Alinur Salad, waxaana la falanqaynaya:• Xuseen Cabdi Aadan – tifaftiraha arrimaha doorashooyinka, Dawan Media• Maxamed Guure – Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda, Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Time Code: 00:00 Hordhac iyo martida barnaamijka02:32 Toddobaadkan: jadwalka doorashada ee guddiga iyo khudbadda madaxweynaha04:49 Digniinaha mucaaradka: warqadda Farmaajo iyo isbahaysiyada kale06:03 "Talada dhexda la soo dhigo" – yaa ah saamilayda siyaasadeed?10:05 Laba nooc oo mucaarad: xisbiyo diiwaangashan iyo musharrixiin13:43 Jadwalka doorashada iyo muddooyinka sharciga: ma shaqayn doonaa?18:28 Nidaamka doorashada iyo xaaladda Jubbaland & Puntland23:14 Xulashooyinka mucaaradka iyo khatarta "parallel process"27:53 Ma suurtagal baa doorasho barbar socota? Musharrixiinta iyo kursiga35:05 Cabsida colaadda, rajada wadahadallada November iyo gabagabo Ka qayb qaado doodda: maxaad u malaynaysaa, ma la gaari doonaa heshiis doorasho? Fikirkaaga ku qor faallooyinka. 👍 Like garee, la wadaag, oo subscribe garee si aadan u seegin qaybaha soo socda.📍 Subscribe: @dawan_tv💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya! 🌐 https://www.dawan.so/🌐 https://www.dawan.africa🌐 https://www.bawaba.africa 📱 Download Dawan App Today:https://onelink.to/5vv232 #Politiko #Soomaaliya #DoorashadaSoomaaliya #Somalia #SomaliPolitics #Muqdisho #Siyaasad

    S1E6 Politiko 360 | "Talada dhexda dhig iyo ma dhigayo" – doodda toddobaadkan.
  2. Oct 1

    S1 E4 | Politiko 360 : Maxay qoreen Puntland, Golaha Mustaqbal iyo Farmaajo?

    Barnaamijka toddobaadlaha ah ee  Politiko 360 ayaa si qoto dheer uga hadlaya warqadaha ay Puntland, Golaha Mustaqbalka iyo madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo u direen Qaramada Midoobay, xilli siyaasadda Soomaaliya ay mareyso marxalad xasaasi ah. Barnaamijku wuxuu si gaar ah u eegayaa nuxurka warqadaha, qodobada ay dhinacyadu ka dalbanayaan Qaramada Midoobay, doodda ku saabsan dual-track, xiriirka dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada, arrimaha doorashada, iyo doorka beesha caalamka ee siyaasadda Soomaaliya. Waxaa sidoo kale lagu falanqeynayaa doodda ka dhalatay xiriirka dhinacyada Soomaalida ay la sameynayaan hay’adaha iyo dowladaha shisheeye, iyo waxa arrimahaasi uga dhigan yihiin siyaasadda iyo dowladnimada Soomaaliya. Barnaamijka waxaa daadihinaya Alinur Salad , waxaana kala qeyb qaadanaya Hussein Abdi Adam, Tifaftiraha Arrimaha Doorashooyinka ee Dawan Media, iyo Mohamed Guure, Maamulaha Machadka Diblomaasiyadda Soomaaliya. Time Code: 00:00 – Hordhac01:45 – Todobaadka Warqadaha: Mucaaradka, Puntland, Farmaajo iyo Qaramada Midoobay03:03: - Maxaa ku jiray warqadda Golaha Mustaqbalka07:38 – Maxaa ku jiray warqadda Puntland11:44 – Warqadda Farmaajo maxaa ku jiray? 15:35 – Maxay ku kala duwan yihiin warqadaha Puntland iyo Golaha Mustaqbalka?23:30 – Mucaaradka iyo dowlad-goboleedyadu intee u dacwoonayaan hadda kadib? 30:59 – Mustaqbalka wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya35:34 – Maxaa laga fahmi karaa warqadda Farmaajo ? Politiko 360 waa barnaamij siyaasadeed toddobaadle ah oo ay soo saarto Dawan Media, kaas oo lagu falanqeeyo siyaasadda Soomaaliya iyo dhacdooyinka ugu muhiimsan ee dalka. #Politiko360 #Somalia #Soomaaliya #Puntland #GolahaMustaqbalka #Farmaajo #SiyaasaddaSoomaaliya #QaramadaMidoobay #DawanMedia 📍 Subscribe: /@dawan_tv💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka🔔 Nala soco si aad u hesho falanqaynta ugu muhiimsan ee siyaasadda Soomaaliya! https://www.dawan.so/https://www.dawan.africahttps://www.bawaba.africa

    S1 E4 | Politiko 360 : Maxay qoreen Puntland, Golaha Mustaqbal iyo Farmaajo?

About

Politiko 360 is a weekly political podcast produced by Dawan Media that brings rigorous, accessible analysis of Somali politics, governance, and state formation to audiences at home and across the diaspora. The show bridges legal and institutional expertise with frontline political experience, connecting current events to enduring principles of governance - delivered in both Somali and English. Each week, two of Somalia’s most respected public voices dissect the political landscape with the depth, candour, and context that mainstream coverage rarely provides.