Ubad Bila

Daania Dunia

Asalaamu Caleykum. Ku soo dhawaada podcast Ubad-Bila. Halkan waxaan idinku soo gudbini sheekooyinka carruurta, xanaaneynta carruurta, dhiirigelinta waalidinta iyo buugaag aan qornay oo ku saabsan dhiirigelinta hooyada iyo caqliga koraya. Waxaana idin soo gudbinaya Daania Dunia. Halkan podcasts iyo Spotify ayaad nagala socon kartaan. Jazakallah Khayr.

About