Daryeel

Dawan Media

Daryeel, meaning "Care" in Somali is the first dedicated Somali-language health podcast, brought to you by Dawan Media. Hosted by Dr. Ubah Farah, a pediatrician with over 20 years of experience in clinical practice, government leadership, and international health organizations, Daryeel delivers trusted, evidence-based health conversations designed for Somali families everywhere. Each week, Dr. Ubah sits down with leading doctors, public health experts, researchers, and everyday Somalis to explore the health issues that shape our lives maternal and child health, immunization, nutrition, mental wellness, chronic disease, reproductive health, and the unique challenges facing the Somali diaspora. No jargon. No barriers. Just honest, culturally grounded conversations that put knowledge - and care - back into the hands of Somali households. 🎧 New episodes every week. Subscribe, listen, and share. Daryeel: Caafimaadkaagu waa hantidaada. (Your health is your wealth.)

Episodes

  1. S1 E3: Maxaa Keena Xanuunnada Maanka iyo Is-dilka?

    3 DAYS AGO

    S1 E3: Maxaa Keena Xanuunnada Maanka iyo Is-dilka?

    Sidee bulshada Soomaaliyeed u aragtaa dadka la nool xanuunnada maanka? Maxaa qofka laga aaminsan yahay marka uu la kulmo dhibaato nafsi ah? Maxay tahay sababta mararka qaar dadka loogu geeyo cilaaj halkii loo raadin lahaa daaweyn caafimaad oo takhasus leh? Xalqaddan 3-aad ee Daryeel Podcast, oo ka baxda Dawan Media, waxaa marti ku ah Dr. Abdifatah Haji Daud, Dhakhtar ku takhasusay Cilmi-nafsiga. Waxaa daadihineysa Dr. Ubah Farah Ahmed. Wareysigan wuxuu diiradda saaraya caafimaadka maanka, fahamka bulshada, is-dilka, hurdo la’aanta, walbahaarka, qaadka, khamriga, iyo sida cudurrada nafsiga ah loogu baahan yahay in loola dhaqmo si la mid ah cudurrada jirka ku dhaca.Timecode 00:00 hordhac01:53 Qiyaasaadka Caafimaadka Maanka10:36 qeybaha waalida ama caafimaadka dhimirka18:26 caalamadaha lagu garto Waalida26:24 Yaa ugu nugul cudurada dhimirka?32:31 Maxaa keenay in Soomaalida u uku bato cudurada maanka?40:35 Maxaa ka dhaxeeya cudurada dhimirka, Sixirka iyo jinka?48:19 Intee ayay la egtahay dadka isdila53:12 Qaadashada Daroogada iyo cudurka dhimirka maxaa ka dhaxeeya?1:00:40 Maxaa dhacaya hadii qofka laga daaweyn waayo Cudurada Maskaxda?1:02:44 Talada Dhaqtarka ee Cudurka dhimirka1:07:58 Gabagabo 🔔 HA SEEGIN XALQADAHA SOO SOCDA Riix SUBSCRIBE oo daar  ogeysiiska (🔔) si aad ugu horrayso markaansoo bandhigno martida xigta — siyaasiyiin, falanqeeyayaal, iyo  siyaasadda Soomaaliya. 📍 Subscribe:    / @dawan_tv💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!https://www.dawan.so/https://www.dawan.africahttps://www.bawaba.africa ━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━ 📲 NALA SOO XIRIIR 🌐  Website:    https://dawan.so/📘  Facebook:   /DawanTV🐦  X/Twitter:  @DawanTV📸  Instagram:  @DawanTV🎵  TikTok:     @DawanTV

    1hr 11min
  2. S1 E01: Tallaalka ma qasab baa mise waa ikhtiyaar? | Daryeel Podcast | Dawan Media

    30 APR

    S1 E01: Tallaalka ma qasab baa mise waa ikhtiyaar? | Daryeel Podcast | Dawan Media

    Qaybtan Koowaad ee Daryeel Podcast, waxaan ku falanqaynaynaa xaaladaha caafimaad ee dalka iyo baahida loo qabo nidaam adag oo dhanka talaalka ah. Waxaan si qoto dheer u eegaynaa saddexda cudur ee sida aadka ah ugu faafa Soomaaliya iyo doorka waalidiinta ee ku aaddan badbaadinta ubadka. Waxa barnaamijka marti ku ah khubaro caafimaad oo aqoon durugsan u leh dhankan, kuwaas oo kala ah: Mohamed Abdullahi Omar (Qabiir dhanka talaalka ah oo ka tirsan WHO) iyo Ali Mohamed So’dal (Dhaqtar Caruurta ah).Qodobada ugu waaweyn ee wareysiga:Saddexda Cudur ee ugu Faafista Badan:Maxay yihiin halisyada caafimaad ee ugu weyn ee wajahaya caruurta Soomaaliyeed maanta?Muhiimadda Talaalka:Ma qasab baa mise waa ikhtiyaar? Sidee buu talaalku u beddelaa nolosha ubadka?Doorka Waalidka:Maxaa la gudboon waalidiinta si ay caruurtooda uga badbaadiyaan xanuunada faafa?Toddobaadka Talaalka Adduunka:Maadaama lagu jiro toddobaadka talaalka, maxay tahay farriinta loo dirayo bulshada? Haddii aad tahay waalid ama qof daneeya caafimaadka bulshada, ha moogaan qaybtan muhiimka ah si aad u hesho talooyin caafimaad oo xaqiiqo ku fadhiya. 📌 Mawduucyada Muhiimka ah ee lagu gorfeynayo: Isbeddellada nidaamka caafimaadka ee dhanka talaalka.Caqabadaha hortaagan in la gaaro caruur kasta oo Soomaaliyeed.Saamaynta cudurada faafa ee mustaqbalka jiilka cusub. ---Description (English) In this insightful episode of Daryeel Podcast, we explore the most critical health challenges facing children in Somalia today. Our experts analyze the prevalence of infectious diseases and the vital necessity of a robust national immunization system. Joining the discussion are Mohamed Abdullahi Omar, a vaccination expert from the World Health Organization (WHO), and Dr. Ali Mohamed So’dal, a renowned Pediatrician. Key Highlights Include: Top 3 Prevalent Diseases:Identifying the most widespread health threats to Somali children.Vaccination Debate: Is it a choice or a necessity? Understanding the life-saving impact of vaccines.Parental Responsibility:The crucial role of parents in ensuring child safety through preventive healthcare.World Immunization Week:Special insights in alignment with global health awareness goals. 📌 Key Topics Covered:  Current status and gaps in Somalia's healthcare and vaccination infrastructure.The science behind vaccines and debunking common myths.Strategic steps to improve child survival rates in regional communities. Hosted by: Dr. Ubah Farah AhmedProduction:All rights reserved by Dawan Media. #Somalia #Caafimaadka #DaryeelPodcast #Vaccination #DawanMedia #ChildHealth #Talaalka #HealthAwareness 📍 *Subscribe:* / @dawan_tv 💬 *Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka* 🔔 *Nala soco si aad u hesho barnaamijyada ugu muhiimsan caafimaadka!*[www.dawan.so](http://www.dawan.so) | [www.dawan.africa](http://www.dawan.africa)

    1hr 3min

About

Daryeel, meaning "Care" in Somali is the first dedicated Somali-language health podcast, brought to you by Dawan Media. Hosted by Dr. Ubah Farah, a pediatrician with over 20 years of experience in clinical practice, government leadership, and international health organizations, Daryeel delivers trusted, evidence-based health conversations designed for Somali families everywhere. Each week, Dr. Ubah sits down with leading doctors, public health experts, researchers, and everyday Somalis to explore the health issues that shape our lives maternal and child health, immunization, nutrition, mental wellness, chronic disease, reproductive health, and the unique challenges facing the Somali diaspora. No jargon. No barriers. Just honest, culturally grounded conversations that put knowledge - and care - back into the hands of Somali households. 🎧 New episodes every week. Subscribe, listen, and share. Daryeel: Caafimaadkaagu waa hantidaada. (Your health is your wealth.)