73 avsnitt

Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil kula sheekaysto dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah.

Codka Ubax Ismaaciil C Ubax

    • Konst
    • 4,7 • 67 betyg

Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil kula sheekaysto dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah.

    SE05EP12 Fan iyo Fannaan

    SE05EP12 Fan iyo Fannaan

    Cumar Seerbiya waa weriye wakhti badan geliyey baadhista fanka iyo fannaanka Soomaalida. Waxa aannu kala sheekaysannay waxa loogu yeedho fanka reer magaalka, bilowgiisii, aragtida bulshada iyo maanta halka uu marayo. Dhegaysi wacan!
    Support the show

    • 59 min
    SE05EP11 Waa Layga Guursaday 9

    SE05EP11 Waa Layga Guursaday 9

    Waa qaybtii sagaalaad ee taxanaheennii Waa Layga Guursaday. Dhegaysi wacan!
    Support the show

    • 17 min
    SE05EP10 Maxaa Dookhii Ku Dhacay?

    SE05EP10 Maxaa Dookhii Ku Dhacay?

    Waxa aynu la sheekaysan doonnaa Ayaan Axmed Caydiid ”Kaab” oo ka warrami doonta suugaanteeda kaftanka iyo maadda huwan iyo ujeeddooyinka ay u tiriso.
    Support the show

    • 53 min
    SE05EP09 Isbedellada Nidaamka Caafimaadka

    SE05EP09 Isbedellada Nidaamka Caafimaadka

    Nidaamka caafimaadka ee caalamiga ahi sidee ayuu u shaqeeyaa, maxaa se saameeya? Siyaasad ma ka madhan yahay, sidee ayuu se xidhiidh ula leeyahay ka dalalku gaarka u leeyihiin? Dr. Cabdishakuur Cali Maxamed ayaa ka warramaya taariikhda caafimaadka adduunka iyo halka uu maanta marayo. Dhegaysi wacan!
    Support the show

    • 43 min
    SE05EP08 Waa Layga Guursaday 8

    SE05EP08 Waa Layga Guursaday 8

    Waa barnaamijkeennii WLG, qaybtiisii 8-aad. Qaybtan waxa aynu ku wadaagi doonnaa laba sheeko oo ay soo gudbiyeen laba gabdhood. Labadan sheeko waxa la kala yidhaa "Allow Hargab Ka Dhig" iyo "Inantu Aniga Ma Aha". Dhegaysi wacan!
    Support the show

    • 14 min
    SE05EP07 Kalkaalisadii Horumarisay Finland

    SE05EP07 Kalkaalisadii Horumarisay Finland

    Laba sanno gudahood ayay ku beddeshay nolosha kumannaan qof, sidoo kalena ay ku samaysay dhaqaale dhawr milyan oo doollar ah. Fadumo Faysal Cali ”Waraabe” waa kalkaaliso aasaastay shirkad u adeegta bukaanka iyo inta jilicsan ee dalka Finland. Dhegaysi wacan!


    Support the show

    • 30 min

Kundrecensioner

4,7 av 5
67 betyg

67 betyg

Anisa mahdi ,

Mahd celin

Aad iyo aad baan idiinku mahad celin waqtigiina iyo cilmigiina aad noo hudheen waxan kaso arkay tiktok durba wn baadi goobay waana helay qaybo badan wn dhageestay anigo ka faaiday cilmi iyo waayo argnimo igu so korortay oo aan aad ugu qancay jazakallah khayr wllo dhamaantin tabiyaha iyo ka qaybgalahaba iyo dhamaan dhageestashay ❤️❤️❤️

Assmii ,

Assalama alaykum wllo!

Waa barnaamij xiiso leh runtii,wanaag kusocoo🥰❤️

Guleid Ali Kaar ,

Guleid Ali Kaar

Codka Ubah Waa Barmaamuj Wanagsan Wll Runtii Meelo Badan Ka Taabanaya Nolosha Sidaad U Gudagashayna Ay Tahay Wax Kucusub Geyiga Soomalida Run Ahanti Markaad Dhagaysatid Xalqadaha Kujira Codka Ubah Waa Kuwo Leh Dareen Iyo Shucuur Gooniya Haday Noqoto Dhan Walba Abwaaniin,Qoraayaal,Dhacdooyin,Culimo,Jaceyl Iyo Sheekaba Leh🎤✍️📖✅
Wax Cusub Ayad Lawadaagtay Umada Soomaliyeed Wll Hambalyo🙌

Mest populära podcaster inom Konst

Stefan och Thomas
Karin Bastin & Isabelle Monfrini
Perfect Day Media
Elin och Kattis
Stickgäris
Lisa Bjerre & Malin Haawind

Du kanske också gillar

Hamda Hussein
Sumayah Hassan
Beautiful Light Studios
Muslim Central
Honest Tea Talk
Mindful Muslimah Speaks